hoyga būgta af-Sōmāliga

Kusō dhawōw marēgta būgga: hoyga būgta af-Sōmāliga ku qoran. Marēgtān waxay hōs timāddā mashrūca Maktabadda Af-Sōmāliga. Hadda waxaa lagu keydiyay 109 buug.

  1. Qur’aanka Kariimka iyo Tarjamada Macnihiisa ee Afka Soomaaliga Maxamuud Maxamed Cabdi Diin
  2. Qur’aanka Kariimka iyo Tarjumada Macaanidiisa Cabdulcasiis Xasan Yacquub Diin
  3. Afartanka Xadiis Imaam an-Nawawi Diin
  4. Siduu U Tukan Jiray Nabiga ﷺ Shaykh Maxamed Naasirud-Diin al-Albaani Diin
  5. Axkaamta Ramadaanka Shaykh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Diin
  6. Qeexid Kooban oo Ku Saabsan Islaamka Jaamacadda Islaamiga ee Madiina Diin
  7. 128 Arrimood oo kamid ah Arrimaha Jaahiliyada Shaykh Muxammad bin Cabdulwahaab Diin
  8. Sheekooyinkii Ugu Wanaagsanaa Cabdirisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa” Sheekooyin
  9. Sifeynta Islaamka Shaykh Maxamed Naasirud-Diin al-Albaani Diin
  10. Ictiqaadka Muslimiinta Shaykh Muxammad as-Saalix al-Cutheymiin Diin
  11. Xayaabo-Tirka Tawxiidka Shaykh Muxammad bin Saalax al-Tamiimi Diin
  12. Duruus Muhiim u ah Umadda oo Dhan Shaykh Cabdulcaziiz bin CabduLlaah bin Baaz Diin
  13. In Kabadan 1000 Sunno Shaykh Khaalid Al-Xuseynaan Diin
  14. Shaykh Muxammad bin Cabdiwahaab: Halgankiisii iyo Raadkii uu Reebay Muxamad Cusmaan Aadam Diin
  15. Saddexda Asal iyo Daliilahooda Shaykh Muxammad bin Cabdulwahaab Diin
  16. Waxyaalo Ilaahay Xarrimay Dadkuna Fududeysteen Shaykh Muxammad al-Munajjid Diin
  17. Tufmada Sharciga ah Maxamuud Axmad Naasir Bulsho & Nolol
  18. Taariikhda Khulafada Muxammed Daahir Cabdi Taariikh
  19. Taariikh-Nololeedka Culumada Cabdirisaaq Maxamed Cilmi "ina Warfaa" Taariikh
  20. Qaamuus Carabi-Soomaali oo Kooban Cabdirisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa” Qaamuusyo
  21. Soonka, Taraawiixda iyo Sakada Cabdulcasiis Xasan Yacquub Diin
  22. Sifada Salaadda Nabiga ﷺ Cabdulcasiis Xasan Yacquub Diin
  23. Barbaarinta Ubadka Maxamuud Axmad Naasir Bulsho & Nolol
  24. Fataawaha Dumarka Shaykh Cabdulqaadir Maxamuud Cismaan Diin
  25. Sidee Baan Unooleyn Karnaa Sunnada Ictikaafka? Daar al-Wadan Diin
  26. Barbaarinta San iyo Rabaynta Suubban ee Ubadka Cabdifataax Cawed Cali Bulsho & Nolol
  27. Aan Ooyee Albaabka ii Xidha Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdi-Bashiir) Sheekooyin
  28. Raaxada Guurka Sabriye Macallin Muuse Sheekooyin
  29. Hoggaamiye Isbeddel Horseeda Saciid Cali Shire Bulsho & Nolol
  30. Aasaaska Aqoonta Caafimaadka Dktr. Yuusuf Xirsi Axmed, Yuusuf Sheekh Cali Samantar Sayniska
  31. Seeskah Hiddada Soomaalida Muuse Galaal Maansooyin & Suugaan
  32. Af-Qalaad Aqoontu Miyaa? Axmed Cali M. Khayre iyo Maxamed Cali Cibaar Bulsho & Nolol
  33. Hab-Qoraalka Sheekada Gaaban Cabdiraxmaan Cumar Warsame “Feegaar” Maansooyin & Suugaan
  34. Af-Soomaaliga iyo Warfaafinta Maanta Axmed Faarax Cali “Idaajaa” Bulsho & Nolol
  35. Diiwaanka Maansooyinkii Abshir Bacadle Maxamed Xuseen Macallin Maansooyin & Suugaan
  36. Diiwaanka Gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Aw-Jaamac Cumar Ciise Maansooyin & Suugaan
  37. Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Aw-Jaamac Cumar Ciise Taariikh
  38. Qaranjabkii Soomaaliya Aw-Jaamac Cumar Ciise Taariikh
  39. Masoo Gaadhay Gaal iyo Wadaad Gaadh Uwada Taagan? Abuu Ibraahiim Diin
  40. Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka Cabdisalaam Sheekh Xasan Taariikh
  41. Kobocii Islaamiyiinta Soomaaliya Cabdishakuur Mire Aadam “Cobol” Diin
  42. Gobolka Gedo iyo Ururka Al-Itixaad Al-Islaami Axmed Faarax Cali “Idaajaa” Diin
  43. Fanka Maamulka Cabdiraxmaan Xuseen Samatar Bulsho & Nolol
  44. Beerta Xayawaanka Joorji Orweel Sheekooyin
  45. Maana-Faay Maxamed Daahir Afrax Sheekooyin
  46. Bisaddii Bubaysta Joorji Alfreed Henti Carruur
  47. Adeegto M X Cusmaan Sheekooyin
  48. Dhibbanaha Aan Dhalan Faarax Maxamed Jaamac "Cawl" Sheekooyin
  49. Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” Bulsho & Nolol
  50. Halgankii Yoonis Maskiin Keen Shuulan Taariikh
  51. Marin Habawsheyaal Warbaahinta Dawan iyo Aamin Sheekooyin
  52. Bangiyada Islaamka Saciid Cali Shire Diin
  53. Buugga Gargaarka Degdegga ah Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed Sayniska
  54. Asaaska Suugaanta Soomaaliyeed: Cadadka Koowaad Cabdifataax Cabdullaahi “Gacmadheere” Maansooyin & Suugaan
  55. Asaaska Islaamka Cabdiraxmaan Xuseen Samatar, Maxamuud Maxamed Cabdi, Cabdullaahi Cumar Nuur Diin
  56. Agoon Aabbahood Noolyahay Dayiba Cabdi Cali Bulsho & Nolol
  57. Dhegdheer Maryan Xasan Carruur
  58. Buugga Xogwarranka Geesigii Wiilwaal Caaqib Cabdullaahi Jaamac Taariikh
  59. Dabkuu Shiday Darwiishkii Axmed Faarax Cali "Idaajaa" Taariikh
  60. Safarradii Cigaal Shidaad Saciid Saalax Axmed Taariikh
  61. Tubta Horumarinta Buntlaan Sheekh Axmed Xaaji Abuubakar Bulsho & Nolol
  62. Nabsi: Qisooyin Cibro Leh Suldaan Nayruus Sheekooyin
  63. Godadle: Dhacdo Dhab ah Suldaan Nayruus Sheekooyin
  64. Ilmada Ilmaha Xasan Maxamuud Dhiilood Sheekooyin
  65. Qaamuus Caafimaad: Soomaali-Ingiriisi Cabdifataax Cabdullaahi “Gacmadheere”, Dktr Cabdi Axmed Faarax “Bakistaan” Qaamuusyo
  66. Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriisi Cabdiraxmaan Xaashi, Cawil Xaashi Qaamuusyo
  67. Qaamuus iyo Tesooras Soomaali – Ingiriisi HAAN Qaamuusyo
  68. Soomaaliya si Khaldan Miyaa loo Fahmay? Meeri Haarbar Bulsho & Nolol
  69. Suugaanta Carruurta Soomaaliyeed Axmed Xuseyn, Aamina Shire, Maryan Axmed, Bashiir Muuse, Istar Cali, Sucdi Cabdi, Saytuun Jamaal Shariif, Raxmo Cali, Farxiya Cali, Naciima Abuukar, Xorriya Shire, Faa’isa Xasan, Kaltuuma Cabdi, Subeyda Axmed, Najma Xuseyn, Anisa Maxmuud Maansooyin & Suugaan
  70. Baadiggoob Samatar Sooyaan Sheekooyin
  71. Singal Maadar Samatar Sooyaan Bulsho & Nolol
  72. Diihaal-Reeb Khaalid Jaamac Qodax Sheekooyin
  73. Wax ii Sheeg Khaalid Jaamac Qodax Sheekooyin
  74. Maansadii Hore ee Soomaalida 1: Geela, Fardaha iyo Haweenka Aw-Jaamac Cumar Ciise Maansooyin & Suugaan
  75. Aanadii Negeeye Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd” Sheekooyin
  76. Aqoonyahan [Warside] Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Bulsho & Nolol
  77. Baalkii Madoobaa ee Noloshayda Warsame Cumar Xuseen “Shiidleey” Sheekooyin
  78. Culuumta Maansada - Aqoonta iyo U-Abtirinta Maansada Siciid Maxamuud Gahayr "Hargeysaawi" Maansooyin & Suugaan
  79. Mahadho - Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye" Cabdiraxmaan C. Faarax "Barwaaqo" Maansooyin & Suugaan
  80. Dhambaallada Qur'aanka Ad-ham Sharqaawi (Qays bin Saacida), Obsiiye Diin
  81. Ilbaxnimadii Adal iyo Sooyaalkii Soomaaliyeed Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Nuur Cabdullaahi Taariikh
  82. Kalluunka Wasaaradda Waxbarashada Carruur
  83. Kalahaadkii Muqdisho: Xusuusaha Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya 1991 Yuusuf Maxamad Xayd, Boodhari Warsame Taariikh
  84. Sahankii Rijaad Barton ee Bariga Afrika: Buugga 1aad Boodhari Warsame Taariikh
  85. Halgankii Gunnimadoonka Ibraahim Aadan Shire Taariikh
  86. Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika Cabdulqaadir Cabdulle Diini Diin
  87. Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? Cabdulqaadir Cabdulle Diini Bulsho & Nolol
  88. Tarankii Qurbaha Tagey Cabdulqaadir Cabdulle Diini Taariikh
  89. Hoggaanka iyo Haweenka Cabdulqaadir Cabdulle Diini Bulsho & Nolol
  90. Masraxiyaddii Aqoon iyo Afgarad: Musdambeed Taariikheed Saciid Saalax Axmed Taariikh
  91. Habka Oogista iyo Qaadista Dacwadaha Ciqaabta ah Daahir Maxamed Cali Bulsho & Nolol
  92. Galalaati: Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991) Xasan Cabdi Madar Taariikh
  93. Noolays: Ha samaato, Ha la helo Xasan Cabdi Madar Sheekooyin
  94. Goortii Dhulkayagii la Qeybsaday Dktr. Saadiq Eynow Taariikh
  95. Soomaali-Weyn: Dhalashadeedii iyo Dhabar-Jabkeedii Dktr. Saadiq Eynow Taariikh
  96. Naftaydaay Gacalo Cula Dayuub, Maxamed Qaamuus Sheekooyin
  97. Qaamuuska Af-Soomaaliga Yaasiin Cismaan Keenadiid Qaamuusyo
  98. Qaamuuska Af-Soomaaliga Cabdalla Cumar Mansuur, Anariita Bugliyelli Qaamuusyo
  99. Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga Cabdalla Cumar Mansuur, Anariita Bugliyelli Qaamuusyo
  100. Qaamuuska Ereybixinta - Fisikis Xarunta Horumarinta Manaahijta Qaamuusyo
  101. Qaamuuska Ereybixinta - Xisaab Xarunta Horumarinta Manaahijta Qaamuusyo
  102. Qaamuuska Ereybixinta - Barbaarinta Jirka Xarunta Horumarinta Manaahijta Qaamuusyo
  103. Qaamuuska Ereybixinta - Juqraafi Xarunta Horumarinta Manaahijta Qaamuusyo
  104. Qaamuuska Ereybixinta - Kimistari Xarunta Horumarinta Manaahijta Qaamuusyo
  105. Sheekooyinka Carruurta - Cagasulub: Jiirkii Madaxa Adkaa Xasan Aw Daahir Qaalib Carruur
  106. Dhagaraha Gumaysiga iyo Dhoohanaanta Soomaalida Nageeye Cali Khaliif Taariikh
  107. Taxanaha Xiddigta 3: Ayaan Daran, Qiso Cabdullaahi Sh. Xuseen Hantiwadaag Sheekooyin
  108. Masugto Meher Maleh: Qiso Jacayl ah Maxamad Caynaanshe Cawed-Shire Sheekooyin
  109. Futuux al-Xabasha — Mahadho-Reebka Sooyaalka Qarnigii 16aad Shihaabud-Diin Al-Jiizaani (Fiqi Carab), Aadan Xasan Aadan (Beleloo), Maxamad Cabdillaahi Riiraash Taariikh

Haddaad minguurin waxaad isticmaashaa Ctrl + C (Windows ) ama Cmd + C (Mac OS).