hoyga būgta af-Sōmāliga

Kusō dhawōw marēgta būgga: hoyga būgta af-Sōmāliga ku qoran. Marēgtān waxay hōs timāddā mashrūca Maktabadda Af-Sōmāliga.

  1. Qur’aanka Kariimka iyo Tarjamada Macnihiisa ee Afka Soomaaliga – Maxamuud Maxamed Cabdi
  2. Qur’aanka Kariimka iyo Tarjumada Macaanidiisa – Cabdulcasiis Xasan Yacquub
  3. Afartanka Xadiis – Imaam an-Nawawi
  4. Siduu U Tukan Jiray Nabiga ﷺ – Shaykh Maxamed Naasirud-Diin al-Albaani
  5. Axkaamta Ramadaanka – Shaykh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub
  6. Qeexid Kooban oo Ku Saabsan Islaamka – Jaamacadda Islaamiga ee Madiina
  7. 128 Arrimood oo kamid ah Arrimaha Jaahiliyada – Shaykh Muxammad bin Cabdulwahaab
  8. Sheekooyinkii Ugu Wanaagsanaa – Cabdirisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa”
  9. Sifeynta Islaamka – Shaykh Maxamed Naasirud-Diin al-Albaani
  10. Ictiqaadka Muslimiinta – Shaykh Muxammad as-Saalix al-Cutheymiin
  11. Xayaabo-Tirka Tawxiidka – Shaykh Muxammad bin Saalax al-Tamiimi
  12. Duruus Muhiim u ah Umadda oo Dhan – Shaykh Cabdulcaziiz bin CabduLlaah bin Baaz
  13. In Kabadan 1000 Sunno – Shaykh Khaalid Al-Xuseynaan
  14. Shaykh Muxammad bin Cabdiwahaab: Halgankiisii iyo Raadkii uu Reebay – Muxamad Cusmaan Aadam
  15. Saddexda Asal iyo Daliilahooda – Shaykh Muxammad bin Cabdulwahaab
  16. Waxyaalo Ilaahay Xarrimay Dadkuna Fududeysteen – Shaykh Muxammad al-Munajjid
  17. Tufmada Sharciga ah – Maxamuud Axmad Naasir
  18. Taariikhda Khulafada – Muxammed Daahir Cabdi
  19. Taariikh-Nololeedka Culumada – Cabdirisaaq Maxamed Cilmi "ina Warfaa"
  20. Qaamuus Carabi-Soomaali oo Kooban – Cabdirisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa”
  21. Soonka, Taraawiixda iyo Sakada – Cabdulcasiis Xasan Yacquub
  22. Sifada Salaadda Nabiga ﷺ – Cabdulcasiis Xasan Yacquub
  23. Barbaarinta Ubadka – Maxamuud Axmad Naasir
  24. Fataawaha Dumarka – Shaykh Cabdulqaadir Maxamuud Cismaan
  25. Sidee Baan Unooleyn Karnaa Sunnada Ictikaafka? – Daar al-Wadan
  26. Barbaarinta San iyo Rabaynta Suubban ee Ubadka – Cabdifataax Cawed Cali
  27. Aan Ooyee Albaabka ii Xidha – Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdi-Bashiir)
  28. Raaxada Guurka – Sabriye Macallin Muuse
  29. Hoggaamiye Isbeddel Horseeda – Saciid Cali Shire
  30. Aasaaska Aqoonta Caafimaadka – Dktr. Yuusuf Xirsi Axmed, Yuusuf Sheekh Cali Samantar
  31. Seeskah Hiddada Soomaalida – Muuse Galaal
  32. Af-Qalaad Aqoontu Miyaa? – Axmed Cali M. Khayre iyo Maxamed Cali Cibaar
  33. Hab-Qoraalka Sheekada Gaaban – Cabdiraxmaan Cumar Warsame “Feegaar”
  34. Af-Soomaaliga iyo Warfaafinta Maanta – Axmed Faarax Cali “Idaajaa”
  35. Diiwaanka Maansooyinkii Abshir Bacadle – Maxamed Xuseen Macallin
  36. Diiwaanka Gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan – Aw-Jaamac Cumar Ciise
  37. Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan – Aw-Jaamac Cumar Ciise
  38. Qaranjabkii Soomaaliya – Aw-Jaamac Cumar Ciise
  39. Masoo Gaadhay Gaal iyo Wadaad Gaadh Uwada Taagan? – Abuu Ibraahiim
  40. Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka – Cabdisalaam Sheekh Xasan
  41. Kobocii Islaamiyiinta Soomaaliya – Cabdishakuur Mire Aadam “Cobol”
  42. Gobolka Gedo iyo Ururka Al-Itixaad Al-Islaami – Axmed Faarax Cali “Idaajaa”
  43. Fanka Maamulka – Cabdiraxmaan Xuseen Samatar
  44. Beerta Xayawaanka – Joorji Orweel
  45. Maana-Faay – Maxamed Daahir Afrax
  46. Bisaddii Bubaysta – Joorji Alfreed Henti
  47. Adeegto – M X Cusmaan
  48. Dhibbanaha Aan Dhalan – Faarax Maxamed Jaamac "Cawl"
  49. Aqoondarro Waa u Nacab Jacayl – Faarax Maxamed Jaamac “Cawl”
  50. Halgankii Yoonis Maskiin – Keen Shuulan
  51. Marin Habawsheyaal – Warbaahinta Dawan iyo Aamin
  52. Bangiyada Islaamka – Saciid Cali Shire
  53. Buugga Gargaarka Degdegga ah – Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed
  54. Asaaska Suugaanta Soomaaliyeed: Cadadka Koowaad – Cabdifataax Cabdullaahi “Gacmadheere”
  55. Asaaska Islaamka – Cabdiraxmaan Xuseen Samatar, Maxamuud Maxamed Cabdi, Cabdullaahi Cumar Nuur
  56. Agoon Aabbahood Noolyahay – Dayiba Cabdi Cali
  57. Dhegdheer – Maryan Xasan
  58. Buugga Xogwarranka Geesigii Wiilwaal – Caaqib Cabdullaahi Jaamac
  59. Dabkuu Shiday Darwiishkii – Axmed Faarax Cali "Idaajaa"
  60. Safarradii Cigaal Shidaad – Saciid Saalax Axmed
  61. Tubta Horumarinta Buntlaan – Sheekh Axmed Xaaji Abuubakar
  62. Nabsi: Qisooyin Cibro Leh – Suldaan Nayruus
  63. Godadle: Dhacdo Dhab ah – Suldaan Nayruus
  64. Ilmada Ilmaha – Xasan Maxamuud Dhiilood
  65. Qaamuus Caafimaad: Soomaali-Ingiriisi – Cabdifataax Cabdullaahi “Gacmadheere”, Dktr Cabdi Axmed Faarax “Bakistaan”
  66. Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriisi – Cabdiraxmaan Xaashi, Cawil Xaashi
  67. Qaamuus iyo Tesooras Soomaali – Ingiriisi – HAAN
  68. Soomaaliya si Khaldan Miyaa loo Fahmay? – Meeri Haarbar
  69. Suugaanta Carruurta Soomaaliyeed – Axmed Xuseyn, Aamina Shire, Maryan Axmed, Bashiir Muuse, Istar Cali, Sucdi Cabdi, Saytuun Jamaal Shariif, Raxmo Cali, Farxiya Cali, Naciima Abuukar, Xorriya Shire, Faa’isa Xasan, Kaltuuma Cabdi, Subeyda Axmed, Najma Xuseyn, Anisa Maxmuud
  70. Baadiggoob – Samatar Sooyaan
  71. Singal Maadar – Samatar Sooyaan
  72. Diihaal-Reeb – Khaalid Jaamac Qodax
  73. Wax ii Sheeg – Khaalid Jaamac Qodax
  74. Maansadii Hore ee Soomaalida 1: Geela, Fardaha iyo Haweenka – Aw-Jaamac Cumar Ciise
  75. Aanadii Negeeye – Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”
  76. Aqoonyahan [Warside] – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
  77. Baalkii Madoobaa ee Noloshayda – Warsame Cumar Xuseen “Shiidleey”
  78. Culuumta Maansada - Aqoonta iyo U-Abtirinta Maansada – Siciid Maxamuud Gahayr "Hargeysaawi"
  79. Mahadho - Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye" – Cabdiraxmaan C. Faarax "Barwaaqo"
  80. Dhambaallada Qur'aanka – Ad-ham Sharqaawi (Qays bin Saacida), Obsiiye
  81. Ilbaxnimadii Adal iyo Sooyaalkii Soomaaliyeed – Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Nuur Cabdullaahi
  82. Kalluunka – Wasaaradda Waxbarashada
  83. Kalahaadkii Muqdisho: Xusuusaha Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya 1991 – Yuusuf Maxamad Xayd, Boodhari Warsame
  84. Sahankii Rijaad Barton ee Bariga Afrika: Buugga 1aad – Boodhari Warsame
  85. Halgankii Gunnimadoonka – Ibraahim Aadan Shire
  86. Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika – Cabdulqaadir Cabdulle Diini
  87. Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? – Cabdulqaadir Cabdulle Diini
  88. Tarankii Qurbaha Tagey – Cabdulqaadir Cabdulle Diini
  89. Hoggaanka iyo Haweenka – Cabdulqaadir Cabdulle Diini
  90. Masraxiyaddii Aqoon iyo Afgarad: Musdambeed Taariikheed – Saciid Saalax Axmed
  91. Habka Oogista iyo Qaadista Dacwadaha Ciqaabta ah - Daahir Maxamed Cali
  92. Galalaati: Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991) - Xasan Cabdi Madar
  93. Noolays: Ha samaato, Ha la helo - Xasan Cabdi Madar
  94. Goortii Dhulkayagii la Qeybsaday - Dktr. Saadiq Eynow
  95. Soomaali-Weyn: Dhalashadeedii iyo Dhabar-Jabkeedii - Dktr. Saadiq Eynow
  96. Naftaydaay Gacalo - Cula Dayuub, Maxamed Qaamuus
  97. Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid
  98. Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur, Anariita Bugliyelli
  99. Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur, Anariita Bugliyelli
  100. Qaamuuska Ereybixinta - Fisikis - Xarunta Horumarinta Manaahijta
  101. Qaamuuska Ereybixinta - Xisaab - Xarunta Horumarinta Manaahijta
  102. Qaamuuska Ereybixinta - Barbaarinta Jirka - Xarunta Horumarinta Manaahijta
  103. Qaamuuska Ereybixinta - Juqraafi - Xarunta Horumarinta Manaahijta
  104. Qaamuuska Ereybixinta - Kimistari - Xarunta Horumarinta Manaahijta
  105. Sheekooyinka Carruurta - Cagasulub: Jiirkii Madaxa Adkaa - Xasan Aw Daahir Qaalib

Haddaad minguurin waxaad isticmaashaa Ctrl + C (Windows ) ama Cmd + C (Mac OS ).